Xeer ilaalinta guud ee Qaranka oo baadi-goobaysa rag eedeysanayaal ah

50

Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa  Maxkamadda g/ banaadir ka  codsatay in ay soo  qabtaan yuusuf jaamac, axmed xaaji cali, iyo  liibaan xuseen kaarshe   kuwaa oo ay Xeer ilaalintu ku eedeysay in ay  Dhoofiyeen Dhuxul faro badan.

Hoos ka akhriso Faahfaahinta.