Cumar Cabdirashiid Oo Ka Hadlay Xiisada Ka Dhalatay Xilka Qaadista Agaasimihii PSF-Ta

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay xiisada ka dhalatay xilka qaadistii Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka sameeyay Gobolka Gedo

0
Ciidanka xoogga dalka  Soomaaliyeed Guutada 10aad qeybta 43aad ayaa  hawlgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka sameeyeen deegaano hoos taga degmada garbahaarey...

Taliska Booliska oo sheegay inay ku raad joogaan dad dhac ka geystay Muqdisho

0
Xilli qaar kamid ah Bulshada kunool degmooyinka qaar ee Gobolkan Banaadir ay ka cabanayaan rag hubeysan oo dhac u geeysanaya mararka qaarna dilaya ayaa...

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed Oo Dib Ugu Laabtay Jiida Hore Ee Dagaalka

0
Ciidamada Itoobiya ee dagaalka kula jira fallaagada daacadda u ah Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa qabsaday waddo istiraatiiji ah oo isku xirta magaalada...

Taliska Ciidanka Booliska oo ku dhawaaqay howlgal laga fulinayo Muqdisho

0
Kadib kulan looga hadlayay Amniga oo ay Maanta ku yeesheen Magaalada Muqdosho Saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir a ayaa waxaa ay kasoo saareen go’aano...

Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka oo sheegay in la hubiyo nidaamkii lagu soo xulay Ergada.

0
Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka Cismaan Muxudiin Shaatax ayaa ugu baaqay dowladda inay qaataan baaqyada lagu saxayo muranka doorashada Soomaaliya. Guddoomiyaha waxa uu sheegay in muhiim...

Guddiga doorashada G/waqooyi oo shaaciyay xiliga la diiwaan-galinayo mushariixiin ku tartameysa afar kursi iyo...

0
Guddiga Maamulaya  Doorashada Gobolada waqooyi  ee Soomaaliland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa au  shaaciyeen xiliga la diwaangali naayo musharrixiinta iyo ergada Afar kursi...

Doorasho Muddo Badan Kadib Ka Socota Qeybo Kamid Ah Deegaannada Falastiiniyiinta

0
Codbixinta ayaa ka socota tuulooyinka Falastiiniyiinta ee ku yaalla Daanta Galbeed, taas oo ka dhigan doorashadii ugu horreysay ee deegaanka muddo afar sano ah. In...

Al-Shabaab Oo War Kasoo Saartay Qaraxii Khasaaraha Dhaliyey Ee Ka Dhacay Jowhar

0
Ugu yaraan hal qof oo shacab ahaa ayaa ku geeriyooday Qarax barqadii Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, halka ay ku...

Muxuu Ra’iisul Wasaare Rooble Kala Hadlay Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolada Waqooyi?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka ee Gobollada Waqooyi ee laf dhabarka u ah soo...

XULASHADA