Madaxweynihi hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta soo garay Muqdisho.

48

Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta mucaaradka ahna Madaxweynihi hore Soomaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka aadan cade ee magaaladda muqdisho.

Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa soo soo dhaweeyntiisa ka qeeyb qaatay Guddoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Xildhibaan Suleymaan Maxamuud Xaashi, masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo shacab.

Safarka Shariif Sheekh Axmed ayaana kusoo aadayo xili maalmihii danbo uu dalka ka maqnaa, waxaana midowga musharaxiinta horay ay u qaadaceen doorashada golaha SHacabka, wallow shir looga arin sanayo arimaha doorashooyinka uu uga socdo RW Rooble iyo qaar ka tirsan madaxda maamul goboleedyada Magaalada beeydhabo.