Maxey ka wada hadleen Cali Guudlaawe iyo Duubabka dhaqanka ee Hir-shabeelle?

0
-Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Hir-shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay qaar kamid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle. Madaxweynaha iyo duubabka dhaqanka ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Qatar.

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwa Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor...

Xubno ka socda DFS & dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Kismaayo

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Xilgaarsiinta ee Soomaaliya Dr Fowsiya Abiikar Nuur ayaa maanta ka furtay Magaalada Kismaayo shirka wadatashiga Wasaaradaha xubnaha...

Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Baydhabo

0
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku qabteen doorashada Saddex kamid ah...

Afar kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta lagu doortay Baydhabo

0
Maanta waxaa Magaalada Baydhabo ka dhacday doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Suacabka oo uu kujiro kursiga HOP103 oo horay ugu fadhiyay guddoomiyihii hore...

Maxaa looga hadlay kulan ka dhacay Madaxtooyada uu soo qaban qabiyay Agaasimaha Cusub?

0
Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Ciise (Maxamed Dheere) oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Waaxyaha Madaxtooyada ayaa uga mahad-celiyey soo dhaweynta...

Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta Mucaaradka?

0
Waxaa kulan saacado socday Madaxtooyadda Soomaaliya ku yeeshay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta Mucaaradka ah, kaasi oo looga hadlay arrimaha...

R/wasaare Rooble iyo Midowga musharixiinta oo kulan ka yeeshay Doorashada Aqalka Hoose ee BFS.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga Musharixiinta kuwaas oo walaac xoogleh ka muujiyay doorashada aqalka...

Deni ” Waxaan u dhaartay waa ilaalinta sharciga, midaasna cid aan kala gorgortamayo ma...

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay muhiim tahay in cidkasta ay sharciga ilaaliao sigaar ah Ciidamada kala duwan ee Puntland oo...

Shir ku saabsan waxbarashadda oo DFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada Dalka ugu furmay kismaayo.

0
Waxaa maanta shir uu ka furmay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kaas oo looga hadlayay Horumarinta Manhajka Waxbarashada Iyo...

XULASHADA