barnaamijka sama wade ee radio markabley

92

Kooxda argagixisada ah ee alshabaab waxeey Qarax ku weerartay Xarunta Iskuulka Mucaasir oo ku taalla Muqdisho labo todobaad ka hor

Iskuulkaas waxaa dhigta Boqolaal Caruur aad u da’yar kuwaas oo barta Qur’aanka iyo tacliinta kale

115 ka mid ah waa caruur kasoo jeeda qooysas danyar ah oo bilaash wax lagu baro

45 ka mid ahna waa agoon

Hadaba sidee u aragtaa in koox sheeganaysa islaamnimo ay ku kacdo fal nuucaas ah?