Putland oo Ciidanka Gorgor ku eedeeysay in ay Qeyb ka yihiin Dagaalka ka socdo Boosaso

44

Iyada oo ay wali xaalad kacsanan ah ka taagan tahay magaaladda Boosaaso ayaa maamulka putland waxa uu Dowlada dhexe ku eedeyeen in ay qeeyb ka yihiin Dagaalka ka socdo magaaladda boosaaso, una dhaxeeyo ciidan ka amar qaato saciid deni iyo ciidanka Psf.

Duqa Boosaaso, Cabdiqani Deerdile oo dowladda u hadlay ayaa sheegey in ciidamada GogGor ay hoobiyayaal ku garaaceen qaybo kamid ah magaalada boosaaso.

Mar uu ka hadlayay dagaalka ka dhacay Boosaaso ayuu shegay in ciidamo amar diido sameeyay ay rabshado ka wadaan boosaaso kuwaa uu ula jeeday ciidanka PSF.

Ugu danbeeyntii waxaa uu wacad ku maray in dowladdu talaabo ka qaadi Doont ciidamadaasi.