Cabdulaahi Aadan Axmed (Black) oo loo doortay inuu ka mid noqday golaha shacabka

0
Guddiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa goordhow qabtay Tartanka kursiga sumadiisa ay tahay Hop#193 oo ay ku tartameen musharaxiinta kala ah 1-Musharax Xildhibaan Cabdulaahi...

Madaxweyne Farmaajo Iyo Amiirka Dalka Qadar oo kawada hadlay Xoojinta Xariirka Labada Dal.

0
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad...

RW Rooble Oo Wasiir Ku Xigeen Cusub U Magacaabay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta Iyo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa u magacaabay Wasiir ku xigeen cusub. Wareegto uu soo saaray Ra’iisul...

Yurub Raabi Oo Hambalyo U Dirtay Xildhibaan Kusoo Baxay Kursigii Golaha Shacabka Ee Ku...

0
Xildhibaan Yurub Axmed Raabi oo afartii sanno ee lasoo dhaafay ku fadhiday kursiga HOP233 ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeysay Axmed Cismaan Diiriye...

Guddoomiye Cali Yare Oo Beelaha Somaliyeed Uga Digay Inay Usacabtumaan Boqor Buurmadow

0
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa si kulul uga hadlay Khudbad uu dhawaan jeediyay Boqor Cismaan Abuu Maxamuud...

Jabuuti oo heshay diyaarad ay u adeegsato ciidamadeeda jooga Soomaaliya

0
Dowladda Jabuuti ayaa heshay diyaaraddii labaad ee nooceedu yahay MA-60, taasoo ay u adeegsan doonto howlaha dhinaca gaadiidka hawada ee ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya. Diyaaraddan...

Faransiiska oo muwaadiniitiisa ka daadgureynaya Itoobiya

0
Faransiiska ayaa billaabaya inuu dib uga soo celiyo qaar ka mid ah muwaadiniintiisa caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa kadib markii uu u kiraystay diyaarad...

M/weynaha Jubbaland oo shir looga hadlayay xaalada abaaraha la qaatay Beesha Caalamka.

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay shir weyne lagaga hadlayay sidii xal waara loogu heli lahaa abaaraha soo noq...

Wafdi uu hoggaaminayay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Kismaayo.

0
Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Francisco Madeira,...

RW Rooble oo Guddiyada doorashooyinka ku amray ilaalinta hufnaanta doorashada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga ee Aalada zoomka shir kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo...

XULASHADA