DEG DEG: Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in la joojiyo xiisadda dagaal ee Boosaaso

49

Dowladda Mareykanka ayaa ku baaqday in la joojiyo xiisadda dagaal ee Booaaaso, lana wada hadlo,islamarkaana aan la aqbalin karin xaaladda ha ka taagan Magaalada Boosaaso.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ayaa lagu sheegay in xalka uu yahay nabadraadin iyo wadahadal.

Dagaalkii ka socday magaalada Boosaaso ayaa hadda qaboobay iyadoo rasaas goos-goos ah weli la maqlayo

Inta la xaqiijiyay dowladda waxa ka dhintay hal askari waxaana ka dhaawacmay lix kale