Deb xoogan oo ka kacay suuqa Seybiyaano.

61

Dab aad uxoogan sidoo kalana dhaliyay khasaare kala duwan ayaa ka kacay Suuqa Caanaha kaa oo ku yaalo Seybiyaano degmada hodan ee gobolka banaadir.

Waxaa lasoo bandhigay sawiro laga soo qaaday goobta oo aad ugubaneeyso, waxana ka dhashay khasaaro kala duwan.

Ma cadda waxa dhaliyay debka xoogan ee ka kacay Suuqa Seybiyaano balse goob-jooga yaal ayaa KNN u sheegay in debkaani saameeyay goobo farobadan oo ku yaalo suuqa.