Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Puntland oo xilka iska casilay.

23

Guddoomiyihii Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casiley xilkii gudoomiye nimo ee TPEC iyo Xubinimadii Guddigaasi kadib caqabado uga yimi Guddigaasi darteed.

“Waxaan qorshaynayay inaan qayb kasii ahaado shaqada adag ee Xubnaha Sare iyo Shaqaalaha Guddigu u hayaan bulshada reer Puntland, laakiin duruurfo iga hor yimid dartood waxaan goostay inaan banneeyo booska,” ayuu yiri Guuleed Saalax.

Hoos ka akhri qoraalka.