Maxkamad Dil ku xukuntay Khaliifa Xaftar
Maxkamad Milatari oo ku taalla magaalada Misrata ee dalka Liibiya ayaa soo saartay xukun dil ah oo ka dhan ah taliyaha saldhiga bariga dalkaasi...
Diyaarado duqeyn ka fuliyay Magaalada Mekelle
Duqayn dhanka cirka ah ayaa dhacday magaalada Mekelle ee gobolka Tigray, halkaas oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan xoogaga TPLF.
Diyaaradaha...
Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaannada Yoontoow iyo Cabdalla Bitoole...
Doorashada seddex kursi oo ka mid ah golaha shacabka oo beri lagu qaban doono...
Guddiga Doorashada ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada Saddex kursi oo kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Kuraasta doorashadooda la qaban doono...
Baarlamanka Puntland oo Mooshin ku burinaya heshiiska DP World
In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland, ayaa doonaya in mooshin lagu buriyo Heshiiska DP World ee dekedda Boosaaso, sida...
Midowga Musharixiinta oo wada kulamo looga hadlayo Doorshada Golaha Shacabka
:Golaha midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa lagu wadaa in Todobaadka soo socda ay kulan la yeeshaan qeybaha kala duwan ee Bulshada, sida Odoyaasha Dhaqanka, ururada...
Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay sababaha xilka looga qaaday Agaasimihii PSFg
Wasiirka Amniga Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa ugu baaqay Agaasimihii hore ee Ciidamada Amniga ee PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano in uu wareejiyo xilka, isla...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Cabashooyinka ka taagan Doorashada Golaha Shacabka
Beesha Caalamka ayaa Guddiyada Doorashada ugu baaqday in la tix geliyo cabashada Musharixiinta, lagana dhigo Doorashada Tartan furan oo xallaal ah.
Hoos ka akhriso
Saaxiibada caalamku...
Prof. Jawaari Oo Ku Dhawaaqay In Loo Diiday Tartanka Doorashada Golaha Shacabka
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga soo tegay Magaalada Baydhabo oo maalmihii...
Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibedda oo si rasmi ah maanta xilka ula wareegay.
-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya Cabdisaciid Cali ayaa maanta xilka kala Wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda...


















