Dibadbaxyo rabshado wata oo ka bilowday dalka Sudan.

27

Kumanaan ruux ayaa iskugu soo baxay caasimada Sudan ee
Khartuum saacado kadib markii uu is casilay r/wasaarihii dalkaaas Cabdalla
Xamduuk.
Dadka isku baxay oo wata boorar ka dhan golaha militryga dalkaas ayaa
sheegay inay sii wadayaan tan iyo inta ay dhinac u dhacayso siyaasadda
dalkaas.

Dibad baxayaasha ayaa codsanaya hogaanka ciidamadu ay siyaasadda ka
baxaan oo ay xeryahooda ku laabtaan.
R/wasaaraha is casilay Cabdalla Xamduuk ayaa telefishinka dawlada ka
sheegay inuu isku casilay si uu dalka uga badbaadsho halis kusoo soc