Sagaal jabhadood oo isku baheystay inay ridaan dowladda Abiy Axmed
Sagaal kooxood oo dowladda Itoobiya ka dhan ah ayna ku jirto kooxda TPLF ayaa isku raacay inay sameystaan isbahaysi ka dhan ah maamulka Ra’iisul...
Beesha Caalamka oo ku baaqday in si dhakhso ah horumar looga sameeyo doorashooyinka
Beesha Caalamka ayaa ku baaqday in si dhakhso ah horumar looga sameeyo doorashooyinka, iyagoo sheegay jadwala doorashada uu si aad ah uga dib dhacay...
Akhriso:-Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Dalka Itoobiya Oo Cakiran
Xaaladda dalka Ethiopia ayaa meel cakiran mareysa, Xoogagga mucaaradka ee ay Jabhadda TPLF ugu weyn tahay ayaa qabsaday magaalooyin halbowle ah, wararka qaarna waxa...
Faah Faahin Kasoo Baxeysa Dagaal Dhexmaray Ciidanka Dowladda Iyo Al-Shabaab
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa 14-ka Oktoober iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa galabdhicii galabta ka dhacay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka...
Wasaaradda Diinta ee XFS oo 3-qodob ka soo saartay baneysiga dhiigga Islaamka ee Nabadiidka...
Warsaxaafadeedku waxa uu u qornaa sidaan:-
Dhawanahaan ururka argagaxisada ah ee Al-Shabaab waxa uu sii deynaayey muuqaalo iyo war saxaafadeedyo ujeedkoodu yahay in kooxdu ugu...
Taliska Booliska Soomaaliya oo amaro kasoo saaray dhaqan xumada soo korortay
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in Booliska Somalia ay bilaabeen qorsho looga hortagayo dadka waxyaabaha dhaqan xumada...
Dowlad Ka Tirsan Yurub Oo Baasaboorka Kala Wareegtay Nin Soomaali Oo Loo Heysto Arrin...
Dowladda Sweden ayaa Muwaadin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Waaberi kala wareegtay baasaboorkiisa Sweden, kadib markii lagu eedeeyay inuu malaayiin lacagta Swedish uu...
Dowladda Itoobiya Oo Wacad Ku Martay Inay Ka Adkaaneyso Jabhadda Tigray
Dowladda Itoobiya ayaa wacad ku martay inay sii wadi doonto dagaalka ay kula jirto xoogaga fallaagada Tigreega, inkastoo ay sii kordhayaan baaqyada caalamiga ah...
Kulan xal loogu raadinayay xiisadda Baraawe oo natiijo la’aan ku dhamaaday
Waxaa saacadihii la soo dhaafay ka socday degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose kulamo la doonayay in lagu dhemeeyay xiisadda gacan ka hadalka sababtay...
Heshiis hordhac ah oo laga gaaray xiisad u dhaxeeysay laba Beelood
Kulamo saacadihii la soo dhaafay ka socday degaanka Dhagtuur ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa waxaa heshiis horudhac ah looga gaaray xiisad Colaadeed oo u...