Puntland oo soo bandhigtay magacyada musharrixiinta 16 Kursi

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray liiska musharrixiinta u tartamaysa16ka kursi ee taalla Boosaaso. 16-ka Kursi ayaa doorashadooda...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir ka furmay Tunis.

0
Wasiirka Wasaaraa Amniga Gudaha ee XFS Cabdullahi Maxamed Nuur iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Tunisia waxaa ay halkaa ugu qeyb galeen...

Soomaaliya iyo Hungary oo ka wada hadlay fursado waxbarasho oo loo fidiyo ardayda Soomaaliyeed...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa Hungary ayaa ka wada hadlay fursado waxbarasho oo loo fidiyo ardayda Soomaaliyeed ee ka soo qaxay Ukraine Wasiirka Arrimaha...

Xubno ka mid ah guddiga doorashooyinka oo maanta gaaray Kismaayo

0
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha guddiga FEIT ahna gudoomiye kuxigeenka guddiga xaqiijinta xaaladda deegaan...

Shirka Golaha Jubbaland oo looga hadlay amniga iyo doorashooyinka

0
Madaxweyne kuxigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirada. Kulanka ayaa ugu horeeyntii looga hadlay xaalada amniga, doorashada, iyo abaaraha...

Qoor qoor oo maanta gaaray Gaalkacyo

0
Madaxwaynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta waxaa uu gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. safar shaqo kuyimid magaalada Gaalkacyo galinkii danbe ee...

Guddi uu RW Rooble magacaabay oo maanta la kulmayo M/weynaha Jubbaland.

0
Madaxtooyada Maamul Goboleedka Jubbaland waxaa lagu wadaa in maanta oo khamiis ah uu ka dhaco kulan ay yeelanayaan Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Maxamed Islaam iyo...

Musharax sheegay in loo diiday in uu ku tartamo kursi yaala Baydhabo.

0
-Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Xukuumaddii Xasan Cali Kheyre, Xasan Cali Maxamed Amar-dambe ayaa sheegay in loo diiday u tartamida kursigii uu ku fadhiyay ee...

Lafta gareen oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleed Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) waxaa uu soo saaray wareegto uu xilkii Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ugu qaaday...

Sheekh Shariif oo kulan looga hadlayay doorashooyinka la qaatay Safiir Larry’ Andre.

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxaa uu maanta xarunta Safaaradda dowladda Mareykanka ( USA ) kulan kula qaatay Safiirka cusub Mudane...

XULASHADA