In ka badan 20 Ruux oo Cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyootay Sh/Hoose
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa la sheegay in uu sii kordhayo dadka u dhimanaya iyo kuwa uu soo ridanayo Cudurka Shuban biyoodka degaano...
Madaxweynaha Ukraine oo codsaday inuu xubin ka noqdo midowga Yurub
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo ka hadlayay baarlamaanka Yurub isaga oo isticmaalaya videolink ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la aqbalo in uu...
Wararkii ugu dambeeyay kulamada ka socda Boosaaso
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Taliyihii uu xilka ka qaaday ee ciidanka PSF Jen. Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa wadahadal maanta uga socdaa Madaxtooyada...
Qoor qoor oo ku baaqay in deg deg loogu gurmado dadka ay saameeyeen abaarta...
Madaxwaynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa waxa uu soo xeray shir sacada badan qaatay oo looga hadlayay abaaraha kudhuftay deegaanada iyo degmooyinka Galmudug. Shirka...
Dowladda Soomaaliya Oo Shir Caalami Ah Uga Qayb Galaysa Nairobi
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdixakiin Xasan Ashkir, Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya, agaasimaha deegaanka iyo isbeddelka cimillada iyo xubno kale kale ayaa...
RW Rooble oo faray Taleyaasha Ciidamada iyo Saraakiisha AMISOM adkeynta Amniga Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha Ciidamada kala duwan, Saraakiisha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM.
Kulanka oo ka dhacay...
Barnaamij gaar ah oo ku saabsan waa sidee xaalada nololeed ee ay ku sugan...
Labadii sanno ee ugu dambeeyay abaaro ba'an iyo biyo la;aan daran ayaa waxa ay halakeeyeen Nolosha kumanaan Qoys oo u badan Xoolo...
Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga doorashooyinka Heer Puntland oo is casilay
Waxaa ku dhawaaqay in uu is casilay Guddoomiye kuxigeenkii Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Puntland Caynaanshe Yusuf Xuseen, sidoo kalena uu ka tegay...
Cumar Filish oo sheegay in laga hortagay weeraro ka dhaca caasimada.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed Filish oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa sheegay in doorashooyinkii Golaha Shacabka ee ka dhacay...
Shir lagu heshiisiinayo Beelo dagaalamay oo ka furmay Garoowe
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay wejiga labaad ee shirka nabadaynta Beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay...


















