RW Rooble oo ka hadlay Xildhibaannada Maanta lagu doortay Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Banaadiriga ee maanta lagu doortay Muqdisho, waxuuna u rajeeyay in uu Eebbe...

Golaha Wadatashiga oo markale muddeeyay Doorashada Golaha Shacabka

0
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka kooban Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa markale muddeeyay Doorashada...

Musharrax Daahir Geelle oo cadeeyay mowqifkiisa dib u dhisigta doorashooyinka

0
Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa noqday musharrixii ugu horreeyay ee cadeeya mowqifkiisa ku aadan go’aanka Golaha wadatashiga ay dib ugu dhigeen dhameystirka...

Muqdisho iyo Dhuusamareeb oo maanta lagu doortay Xildhibaano cusub

0
Waxaa maanta ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb ka Doorashada kuraas kamid ah Doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay...

Booliiska Mareykanka oo xiray nin ku eedeysan dilka Imaam Maxamed Xasan

0
Hay’addaha Ammaanka ee Mareykanka oo waday howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay dil loo geystay dhammaadkii bishii Decembar loo geystay Imaam Maxamed...

Goobaha ganacsiga Magaalada Jowhar oo Maalintii labaad xiran

0
Maalintii labaad oo xiriir ah ayaa waxaa Maanta xiran Goobaha ganacsiga magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle, taas oo saameyn ku yeelatay Bulshada...

Soomaaliya & Masar oo heshiis kala saxiixday

0
Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi oo uu wehliyo Safiirka JFS ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta...

Dhimasho & dhaawac ka dhashay qarax lala eegtay Ciidamo Itoobiyaan ah

0
Hal askari oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay labo kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax miino oo lala beegsaday ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika...

Dad badan oo ku dhintay duqeymaha ay Ruushka ka wadaan Ukraine.

0
La taliyha madaxweyne Yukrayn Oleksiy Aristovich ayaa sheegay maanta oo Khamiis ah in ilaa 40 qof ay ku dhinteen weerarka Ruushku ku qaaday dalkiisa. la...

Xubin ka mid ah Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga oo is casilay

0
Cabdala Cumar Saalax oo ka mid ah xubnaha Guddiga doorashooyinka ee beellaha Banaadiriga ayaa sheegay in Guddigooda lagu haayo ku takrifal. Waxaa uu sheegay in...

XULASHADA