Ka dhageyso Radio Markabley,Xuska Maalinta Cudurka Malaariyada Aduunka loo Asteeyey ee 25ka Abril Sanad walba.

37

25-ka April waa Maalinta Duumada Adduunka oo ah fursad kor loogu qaadayao wacyi gelinta xanuunkan dilaaga ah iyo cusbooneysiinta taageeradaeenna Qaramada Midoobay ee horumarinta hiigsiga bartilmaaeedka toosan ee joogtada ah, kaas oo sanadka 2030-ka lagu cirib tirayo aafada Malaariyada.

Munaasabado lagu xusayey maalinkaasi ayaa waxaa lagu qabtey Dalka Soomaaliya,gaar ahaan Magaalooyinka,Muqdisho Baydhabo,Dhusamareeb,Kismaayo iyo Jowhar,waxaana munasabadahasi ka soo qeyb qaley Mas,uuliyiin kale duwan

Maanta la joogo cudurkan oo ah wax laga hor tagi karo ama la daweyn karo ayaa wali dad badan ku dilaya adduunka.

HALKAN KA DHAGEYSO WARBIXINTA XUSKA MAALINTA DUUMADA