Xaalada Nololxumo iyo Cuduro Sababay dhimasho oo ka taagan Xerada Barakaca Iftiin ee...
Waxaa laga deyrinayaa xaalada nololeed ee iminka ay ku sugan yahiin kumanaan Qoys oo deegaanadooda ugu soo barakacay Abaarta ee degan Xerada Iftiin ee...
Waa Imisa Tiradda Rasmiga Ah Ee Ilaa Hadda Ku Dhimatay Duulaanka Ruushka Ee Ukraine?
Sida laga soo xigtay tirooyinka ugu dambeeyay ee Qaramada Midoobay, ilaa 1,207 oo rayid ah ayay dibaatooyin ka soo gaareen soo gaareen tan iyo...
Xuska 8 Maarso oo maanta lagu qabtay Muqdisho +Sawirro
Munaasabad balaaran oo lagu xusay maalin caalamiga ah ee 8 Maarso oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya ayaa...
Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shir ka furmayo Qaahira
Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa gaaray Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali.
Ujeedka Safarka ee Wafdiga Wasiirka ayaa ah...
QM Oo Mar Kale Ku Baaqday In La Ilaaliyo Qoondada Haweenka Doorashada Soomaaliya
Qaramada Midoobay ayaa Haweenka Soomaaliyeed waxay ugu hambalyaysay Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, waxaana Qaramada midoobay ay xustay dadaalkooda hagar la’aanta ah iyo...
Deni oo maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee Gobolka Bari
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee gacanta ku hayey dhibaatadii ka dhacdey magaalada Boosaaso...
Maamulka Koonfur Galbeed oo diiwaangeliyay Musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka
Guddiga hirgelinta heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta diiwaangeliyay musharrixiinta lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda Maalinta beito...
Hay’adda Socdaalka oo lagu wareejiyay dhul loogu talo galay dhismaha Laanta 2aad ee deegaanada...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo safar shaqo ku joogay Magaalada Kismaayo ayaa kormeeray Xafiisyada xarunta Laanta...
Mucaaradka oo cambaareeyay Is-hor istaagii lagu sameeyay Shariif Xasan
Qoraal kasoo baxay Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo looga hadlay is-hor istaagii lagu sameeyay safarkii uu ku tagi lahaa Magalaada Baydhabo Madaxweynihii hore Koofur...
Faah-faahin:- Dagaal dhimasho iyo dhaawac ka dhashay oo ka dhacay Beledweyne
Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac kaas oo u dhaxeeyay Maleeshiyaad hubeysan...


















