In ka badan Boqol ruux oo baxsad ka ah dagaalka ka socda Ukraine oo...

0
Tiro dad ah oo si xawli ah usii kordhaya ayaa ka cararaya dagaalka ka socda Ukraine ku dhawaad 100,000 oo qof ayaa durba u...

Maraykanka oo shaaciyay in xannibaad dhanka socdaalka ah uu saari doono qaar ka mid...

0
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in ay xannibaad dhanka socdaalka ah saari doonto qaar ka mid siyaasiyiinta Soomaalida iyo shakhsiyaad kale oo ku lug lahaa...

Gudoomiyaha Shabeellaha Dhexe “Cidna ka aqbali meyno in Dhulkii Gobolka Shabeellaha dhexe u boobo...

0
Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in maamulka gobolka Bamaadir uu kusoo ballaartay gobolka Shabeellaha Dhexe. Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Mayre Makraan ayaa sheegay...

Tirada Askarta Ruushka Kaga Dhimatay Dagaalka Ka Socda Ukraine Oo La Shaaciyey

0
Xoghayaha Gaashandhigga Dowladda Ingiriisja ayaa sheegay dagaalka Ukraine inay Ruushka kaga dhinteen 450 askari. Bell Wallance oo u warramayey idaacadda Radio 4 wuxuu sheegay ciidamada...

Sheekh Shariif Oo Lacag Farabadan Ku Wareejiyay Guddiga Gurmadka Abaaraha

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ee uu dhowaan magacaabay...

Putin oo ugu baaqay u diray Ciidamada Ukraine

0
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa ugu baaqay militariga Ukraine inay awoodda kala wareegaan xukuumadda Madaxweynaha dalkaasi Volodmry Zelenskyy. Isaga oo kulan la yeeshay Golaha Amniga...

Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Ee Banaadiriga Oo Lagu Qabtay Muqdisho

0
Waxaa Maanta oo jimco ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Dugsiga tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ka dhacday doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Beelaha...

Dowladda Soomaaliya oo Farriin u dirtay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Ukraine

0
Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka ugu baaqday inay lasoo Xidhiidhaan safaaradaha Soomaaliya ee Biljamka iyo Jermalka. “Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Ciidamada Dowladda oo sheegay in ay dileen dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab

0
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska ayaa sheegay in ay dileen dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose. Saraakiisha...

Miletiriga Ruushka oo ku sii siqaya Caasimada Ukraine

0
Dagaalka uu Militeriga Ruushka ku qaadeen wadanka Ukraine ayaa ku sii siqaya caasimada Kieve, iyadoo dhowr qarax laga maqlay Gudaha Caasimada sida uu sheeqay...

XULASHADA