Puntland oo soo bandhigtay hub lagu soo qabtay howlgal

0
Gaalkacayo-Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug ayaa soo bandhigay Qaar kamida noocyada Hubka oo lagu soo qab-qabtay Howlgalada Laamaha Amniga Gobolka Mudug ay sameeyeen Goobta lagu...

Cali guudlaawe oo muqdisho kulan kula qaatay hassan cali kheeyre.

0
-Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho waxa uu ku qaabilay Raisul Wasaarihii Hore ee Dalka...

Galmudug oo Gunada ka jartay Lix Xildhibaan

0
Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal  Warqad uu u diray Wasaaradda Maaliyadda Galmudug kuu sheegay in xildhibaanada baarlamaanka Galmudug qaarkood Mushaarka laga jarto. Warqaddaan...

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inuu socdo diyaar garow ku aaddan shirka golaha wadatashiga Qaranka

0
Afhayeenka xukuumadda soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in ay socdaan diyaar garow ku aaddan shirka golaha wadatashiga Qaranka, kaasi oo la filayaa inuu...

kulan Muqdisho uga socda Rooble iyo Madaxda maamulada qaar

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam. Masuuuliyiinta ayaa...

Midowga Afrika oo baaq u diray Farmaajo iyo Rooble

0
Midowga Afrika ayaa sheegay in aad uga walaacsan yihiin khilaafka siyaasadeed u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Guddoomiyaha...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo qabtay rag weeraray Guddoomiye Jeyte

0
Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa looga hadlay dagaal xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne, kaas oo dhexmaray Ciidamo la socday wafdi uu hoggaaminayay...

Kulamo xal loogu raadinayo khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo socda

0
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo xal loogu gaarayo khilaafda circa isku sii shareeray ee u dhaxeeya madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday...

NISA oo ciidanka ugu digtay in ay ku milmaan arrimaha Siyaasadda

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa loogu digtay ciidamada qalabka sida inay ku...

DEG DEG:-Dagaal xooggan oo caawa ka socda Beledweyne

0
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda iyo ciidan uu hoggaaminayo Sarkaal lagu magacaabo Nuur Dheere ayaa haatan waxaa uu ka socdaa magaalada Beledweyne...

XULASHADA