Madaxweyne Lafta gareen oo ka hadlay Muddo kordhinta Halka Sanno
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad uu ugu dabaal-degay sanadkii guuradii 4-aad ee ka soo wareegtay markii...
Tahriibayaal ay Soomaali kujiraan oo lagu xiray dalka Zambia
Ciiddan ka tirsan Hay’adda Socdaalka ee dalka Zambia ayaa waxay bishan December 14-dii u dhaceen Guri lagu hayey Tahriibayaal ka soo kala jeeda dalalka...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Koonfur Galbeed
Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ahna mudane ka tirsan Baarlamanka hadda jira Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegey inay lagama maarmaan tahay in la...
Bees, tractors and entrepreneurs: Supporting economic resilience in Somalia
Belet Weyne, 20 December 2022 – It is 6:00 a.m. and Mohamed Dhicis is up and ready for work. Dressed in a thick, white cotton canvas...
Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ka horyimid muddo kororsiga laftagareen
Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ahna mudane ka tirsan Baarlamanka hadda jira Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegey inay lagama maarmaan tahay in la...
Wareysi Drs.Xaawo Maxamuud Maxamed oo ah Dhaqtarada guud ee Haweenka kana howlgasha Isbiraalka Gedo...
Isbitaalka Gedo Jeneral Hospital ee ku yaala degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa uu ka mid yahay sbitaalada ka furan,balse Isbitaalkan ayaa kuwa...
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Baydhabo
Wafdi heer federaal ah ee maanta gaarey magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana horkacayay Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo arimaha qoyska Marwo Khadiijo Maxamed...
Khilaaf ka dhex billaawday Madaxweyne Deni & Ururada Siyaasadda Puntland
Kulan ay Garoowe ku yesheen inta badan ururada Siysadadda ee Puntland iyo Madaxweynaha Puntland ayaa isla qaatay qaar ka mid ah qodobo ay horey...
Dalalka ka qayb galay koobka adduunka oo loo qaybinayo $440 milyan
Xulka dalka Argentine ee ku guulaystay koobka adduunka ayaa la siinayaa abaal marin lacageed oo gaareysa illaa $42 milyan oo dollar oo loo marinayo...
Ra’iisul wasaare Xamza oo si adag uga hadlay arrimaha Musuq maasuqa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo soo xiray munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee la dagaalanka Musuqmaasuqa ayaa sheegay in Musuqmaasuqa...


















