67

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga SOMA 05-01-2023 (Episode1) ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan: Sidee ayey bulshada muhiim ugu tahay in la baro xallinta Khilaafaadka?.

Mahadsanidiin.

Ahmed Tifow, SOMA Program Coodinator

 

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA EE TODOBAADKAN