Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo magacaabis cusub sameeyey

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabis sameeyey, kadib wareegtooyin uu soo saaray. Axmed Madoobe ayaa ugu horrey nXasan...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ku dhawaaqay go’aan la xiriira howlgallada

0
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo safar kumaraya qeybo ka mida gobolka Hiiraan ayaa waxa uu sheegay in dib loo bilaabayo howlgalladii ka...

Maamulka degmada Warsheekh oo War kasoo saaray dadka Shacabka ah ee la dilay

0
Gudoomiyaha Golaha Deegaanka degmada Warshiikh Mudane Xasan Xaaji Darafeey ayaa si kulul uga hadlay weerarka lagu dilay dadka Shacabka ahaa ee isku qoyska ahaa,...

Ciidamada Macawiisleyda Shabeellaha Dhexe oo ku dhawaaqay dagaal horleh

0
Ciidamada dib u xoreynta degaanka ee la magac baxay Macawiisleyda ayaa sheegay inay xilligaan diyaar u yihiin inay laba jibaaraan howlgalka ka dhanka ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirweynaha maalgashiga Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya. Madaxweyne Maxamuud ayaa ka warbixiyey qorsheyaasha...

Wasiirka Gaashaandhigga & Taliyaha xoogga oo booqday Ciidamo loo diyaariyay la dagaalanka Al-Shabaab

0
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay Ciidamada Qalabka sida ee loo diyaariyay howlgalka dhawaan ka bilaabanaya deegaannada...

Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray Weerarka Hoteelka Villa Rossa

0
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray qaraxa iyo weerar toos ah oo hadda ka socda Hoteelka Villa Rose oo ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya. Booliska...

Faah Faahin: Kulankii Baarlamaanka labada Aqal oo dib loo dhigay

0
Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay kulankii wadajirka ah ee Baarlamaanka labadiisa Aqal, kaas oo la filayay...

Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay Gaalkacyo

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa rasaas ku furay Goob ay dhalinyaro ku sugneyd oo kutaalla meel aan sidaas uga fogayn school Cumar samatar ee Waqooyiga...

Akhriso:- Maxaa kusoo kordhay weerarkii lagu qaaday Hotelka

0
Waxaa mararka qaar rasaas teel teel ah laga maqlayaa gudaha Hotelka Raysa ee Xeendaabka Madaxtooyada Soomaaliya, halkaas oo xalay fiidkii rag huebysan ay ku...

XULASHADA