Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Madaxweyne Xasan iyo Wasiirka Difaaca Ireland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaba-gabeeyey safar shaqo oo uu ku joogay dalka Masar ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha...
Maxay ka wadahadleen Saciid Deni iyo safiirka cusub ee Denmark?
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Nairobi ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Denmark usoo magacowday Soomaaliya Amb. Steen...
Ammaanka degmada Ceelwaaq oo la adkeeyay kadib digniino soo baxay
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya maanta dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo gudaha degmada Ceelwaaq ee gobolkaasi.
Ciidamada ammaanka Jubbaland iyo kuwa...
Soomaali badan oo ku guuleysatay doorashooyinkii ka dhacay Mareykanka
Waxaa xalay ka dhacday dalka Mareykanka doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka, waxana ka qeybgalay musharraxiin Soomaali-Mareykankan ah, kuwaas oo badankood guuleystay, iyaga oo...
Xukuumadda Soomaaliya oo QM kala hadashay gurmad gaarsiinta degaannada laga saaray Al-Shabaab
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Moallim Fiqi iyo wasiiru dowlaha Wasaaradda Ilyaas Cali Hassan ayaa maanta xarunta wasaaradda...
Puntland oo Shir deg deg ah ka yeelatay Amniga Magaalada Garoowe
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa maanta gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda amniga Caasimadda Puntland ee...
Maamulka Koonfur Galbeed & ATMIS oo ka wada hadlay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Wasiirka Wasaradda Amniga Gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Guddoomiyey Shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Agaasimaha Madaxtooyada, Gudoomiyaha Gobolka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shirka Cimilada Adduunka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka.
Shirkaan ayaa ka qabsoomay magaalada Sharma ee...
Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways oo ku hanjabtay duuliyayaasha shaqo joojinta wada
Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa ku hanjabtay inay ciqaabi doonto duuliyayaasha shaqo joojintoodu ay gashay maalintii afaraad.
Shirkadda ayaa ku doodaysa in falka ay...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u dhoofay dalka Jabuuti
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa casuumaad...


















