Qaxooti Soomaali horleh oo gaaray Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya
Kooxaha gargaarka ee Kenya ayaa sheegay in tobanaan kun oo qaxooti dheeraad ah oo ka imaanaya Soomaaliya la filayo inay soo gaaraan Xeryaha Qaxootiga...
Madaxweynaha maamulka Puntland oo gaaray dalka Zambia
daxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Caasimadda Dalka Zambia ee Lusaka oo ay maanta uga bilowmayso...
Wareeggii ugu dambeeyay wadahadallada hub ka-dhigista TPLF oo Nairobi ka socda
Wareegii ugu dambeeyay ee wadahadalada nabadeed ee u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo wakiillada gobolka Tigray ayaa wakhti dheeri ah lagu daray, iyadoo taliyayaasha ciidamada...
Hay’adaha Sirdoonka Soomaaliya Itoobiya oo heshiis kala saxiixday
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia (NISS) M Temesgen...
Dowladda oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Wabxo
Dowladda ayaa guulo ka sheegatay dagaalkii galabta ka dhacay deegaanka Ceelgorof ee goblka Galgaduud, waxaana qoraal kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta lagu sheegay in duqeymo...
Aqriso: Madaxweynaha HirShabelle oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyey
Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday wasiir ku xigeenkii wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha maamulkaas Mudane Axmed Saney Maxamed...
Axmed Meyre Makaraan” Naf & Maal ayaan ku bixineeynaa inaan Al-Shabaab ka xoreeyno Gobolkeenna”
yada oo qeybo badan oo katirsan gobolada dalka ay ka socdaan howlgallo ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe ay...
Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Madaxweynaha dalka Jabuuti?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.
War kasoo...
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay 594 Maxbuus
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada ku xiran, Iyadoo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Ereteriya
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo manta ugu amba-baxay dalka Ereteriya, xilli shalay uu kasoo laabtay dalka Masar.
War kasoo baxay...


















