Dhimasho & dhaawac ka dhashay shil gaari oo ka dhacay Magaalada Garoowe

0
Inta la xaqiijiyay laba Ruux ayaa geeriyootay laba kalena waa ay dhaawacmeen kadib Shil gaari oo Maanta ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad...

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in Alshabaab loogu yeero magac aan ahayn Khawaarij

0
asaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in aan Al-Shabaab loogu yeerin magaca aan...

Somaliland oo shaaca ka qaaday ururada soo baxay ee ka qeyb-galaya doorashada

0
Guddida Diiwaan-galinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Asxaabta Somaliland ayaa shaaca ka qaaday 9 urur siyaasadeed oo buuxiyay shuruudihii diiwaan-gelinta. Qoraal kasoo baxay Guddiga Diiwaan-gelinta Ururada...

Sheekh Aadan Madoobe oo war ka soo saaray dilka Cabdiraxmaan Cumar Abshirow

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Tacsi u diray Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow oo walalkiisa...

Wasiir Arrimaha Gudaha oo Ka Qeybgalay Caleemo-saarka Guddoomiyaha Degmada Xudur

0
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan degmada Xudur ee caasimadda gobolka...

Shirka isbedalka Cimillada oo ka socda Masar & MD Xasan Sheekh oo ka qeyb...

0
Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa ka socda shirweynaha 27-aad ee Qaramada Midoobay ee sanad kasta looga hadlo wax ka qabashada isbedalka cimillada. Shirka...

Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

0
Rag hubeysanaa ayaa waxaa la sheegay in degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir ay maanta ku dileen Wiil Dhalinyaro ahaa oo lagu Magacaabi jiray Cabdiraxmaan...

Wasiirka Falagle oo Guul ka sheegtay dagaalkii ka dhacay degaanka Qaayib

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Axmed shire Falagle ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee saaka Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Qaayib ee...

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka koonfur...

DAGAAL culus oo mar kale ka qarxay gobolka HIIRAAN iyo wararkii ugu dambeeyey

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka dagaal culus uu dib uga qarxay duleedka magaalada Beledweyne ee gobolkaasi, kaas oo u...

XULASHADA