Ra’iisul wasaare Abiy o aqbalay inuu wadahadal la galo TPLF
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay si shuruud la’aan ah ku aqbashay dhex-dhexaadinta Midowga Afrika ee Itoobiya iyo TPLF, sida uu shaaciyay la-taliyaha Amniga Qaranka...
Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh ka dejisay Magaalada Beledweyne
Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne laga dejiyay diyaarad siday ciidamo gaar ah oo katirsan kuwa Kumaandooska gorgor, kuwaas oo laga...
António Guterres oo cambaareeyey qaraxyadii ka dhacay Beledweyne
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si adag u cambaareeyay weerarradii Al-shabaab ee magaalada Bedelweyne, kuwaas oo ay ku dhinteen inta la...
Maxay ka wad-hadleen wasiirada duulista hawada ee Soomaaliya iyo Itoobiya?
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan la qaadatay dhigeeda Dalka Itoobiya , Marwo Dagmawit...
Guddoomiye Cali jeyte” Waa in tallaabo laga qaadaa Taliyeyaasha Booliska & Nabadsugida Gobolka Hiiraan”
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa Maalin kadib faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Beledweyne,...
Jeyte oo ka warbixiyay howl-galladii ugu dambeeyey ee ka dhanka ah Al-Shabaab
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo ka hadlay howl-galada ka dhanka Al-Shabaab ee ka socda gobolka ayaa sheegay in kooxda ka saareen deegaano...
Faah faahin:- Dagaal dhex-maray Ciidamada liyuu Boolis & Al-Shabaab
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya, Ciidamada Gaarka ah, ee liyuu Boolis iyo Xubno katirsan A-Sshabaab ayaa waxaa uu ka socdaa degaano hoos yimaada degmooyinka...
Dowladda Mareykanka oo war kasoo saartay qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee Shalay ka dhacay Baledweyne
Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weeraradii qaraxyada ahaa ee Shalay ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee geystay khasaaraha isugu...
Dowladda oo Amaro culus dul-dhigtay Shirkadaha diyaaradaha ka howlgalla dalka
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa isaga oo fulinaya doorka Wasaaradda ee la dagaalanka Al-Shabaab, wuxu kulan la qaatay...
Bandow ka dhaqan galay Magaalada Beledweyne kadib qaraxyadii ka dhacay
Kadib markii taliska Booliska Magaalada Beledweyne uu Magaalada kusoo rogay bandow la xiriira amniga oo soconaya muddo 24 saacadood ah, kaas oo looga jawaabayo...

















