Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Habka Wanaagsan ee Wax Beerashada

55

Barnaamijka 25aad ee oo Maanta Axad ah waxaan ku eegi doonaa, Habka wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta waa Cayayaanka Cunna Dalagyada sida loo maareeyoย  ,iyadoo la adeegsanayo hab la ย isku dhafayo dalagyada oo aan la isticmaaleynin Sunta Cayayaanka Disha.

Barnaamijkan Maanta waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Deeq bixiyayaasha ,Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 29/01/2023,Barnaamijkani oo ah kii 25aad ee Habka wanaagsan ee Wax beerashada

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Deeq Bixiyayaasha iyo weliba Idaacadeena.

 

HOOS KA DHAGEYSO BARNAMIJKA BEERAHA EE HABKA WANAGSAN EE WAX BEERASHADA