Amnesty International oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku boorisay inuu qaado 10-qodob
Lix bilood ka dib markii uu xilka qabtay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, weli ma aysan dhicin in dowladdiisu ay ka dhabeyso ballan qaadyadii...
Xabad joojin la kala dhex dhigay beelihii ku dagaalamay Gobolka Shabeellaha Dhexe
Waxaa Maanta xabad-joojin la kala dhex-dhigay labadii maleeshiyo Beeleed ee dhawaan dagaalka xooganaa uu ku dhemaray degaanno hoostaga degmada Cadalle oo katirsan Gobolka Shabeellaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhow furay Kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka labada Aqal
Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Munaasabadda furitaanka kalfadhiga labaad goobjoog ka ah Madaxweynaha...
Somaliland oo xisbiyada Mucaaradka ku eedeysay in ay Mucaarad ku yihiin Somaliland
Xukuumadda Somaliland ayaa dhankeeda ka hadashay go’aanka ka soo yeeray xisbiyada Mucaaradka ee WADANI iyo UCID, kaas oo ay ku cadeeyeen mowqifkooda ka dhanka...
Madaxda Caalamka oo ka hadashay weerarkii ka dhacay Istanbul
Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qarax galabnimadii shalay ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaas oo ay ku dhinteen dad fara...
Taliyaha CID-da Gobolka Mudug ee Puntland oo isku day dil ka badbaaday
Waxaa xalay iskuday dil ka badbaaday L/X/le Mahad Cabdi Jaamac Taliyaha CID gobolka Mudug, xilli uu ku sugnaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.
War...
Nin Oday ahaa oo lagu dilay Magaalada Muqdisho & Faah faahin laga helayo
Kooxo hubeysan ayaa saaka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa ay kudileen Nin Odaya ahaa oo lagu magacaabi jiray Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan, iyaga...
Turkiga oo gacanta ku dhigay Haweeney ku eedeeysan qarixii Istanbul
Dowladda Turkiga ayaa soo bandhigtay Haweeney lagu eedeeyay inay ka dambeeysay qaraxii ay dadka ku dhinteen ee shalay ka dhacay Magalada Istanbul ee waddankaasi...
Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha .
Barnaamijka 14aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono,Maamulka iyo Maareynta hagaajinta Tayada Dalaga iyo goosashada Dalaga Wax soosaarka Xoojimta Bad Qabka Cunnooyinka iyo...
Dil ka dhacay degaan katirsan gobolka Galgaduud & xiisad ka taagan
Wararka naga soo gaaraya degaanka Bali-Cad oo ku yaalla inta u dhaxeeysa Dhabad iyo Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi Maanta lagu...


















