KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA

51

Barnaamijka Todobaadlahaย  ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada ย Maanta ayaan ku eegi doonaa,xoojinta iyo nidaamyada korsoshada saameynta ay ku leedahay Beeraha oo ah kii 43 aad.

ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 16/7/2023 Barnaamijkani oo ah kii 43aad xoojinta iyo nidaamyada korsoshada saameynta ay ku leedahay Beeraha Beeraha,dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA