Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 09-02-2023 (Episode-6)
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...
Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalka ka socda Laas-Caanood oo la keenay Muqdisho
Waxaa Maanta Muqdisho gaar ahaan garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde soo caga dhigatay diyaarad siday qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalka ka socda magaalada Laas-Caanood...
QM oo dalbatay in baaritaan lagu sameeyo shacabka lagu laayay Laascaanood
Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay Türk ayaa ku baaqay in baaritaan dhab ah oo madax-banaan lagu sameeyay shacabka lagu laayay Magaalada Laascaanood ee...
Somali PM inspects DANAB Soldiers training in Baledogle Military Airbase
The Prime Minister of Somalia Hamza Abdi Barre has paid a visit to a major military base in Lower Shabelle region as the country...
Dagaal Maalintii Saddexaad ka socda Laas-Caanood
Waxaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah uu dagaal ka socdaa Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo...
Somaliland oo ku dhawaaqday inay Ciidamadeeda ku jiraan difaac
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa shaacisay in dagaalka Magaalada Laas-Caanood uu galay Maalintii labaad, kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka Gobolka...
Eng.Idiris oo hadley Ciidamada laga qaadayo Gobolka Gedo iyo saameynta arintaasi ka dhalan...
Tan iyo intii ay soo baxeen wararka sheegaya in la qaadayo Ciidamo ka tirsan Meletariga soomaaliya oo fariisin ku lahaa degmada Baladxaawo,waxaa talaabadasi ka...
Dagaal markale ka dhacay Laas-Caanood & Somaliland oo ka hadashay
Dagaal ayaa saaka markale ka dhacay Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Somalilamd iyo Ciidamada degaanka.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda...
Tirada dadkii ku dhintay dhulgariirkii Turkiga oo sii kordhaysa
Tirada dadka ku dhintay dhulgariir xooggan oo ku dhuftay koonfurta bari ee dalka Turkiga, una dhow xudduudda Suuriya, ayaa laga yaabaa inay kororto siddeed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo cadeeyay mowqifkiisa dagaalka Laas-Canood
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in...


















