Suldan Gurey Xaaji Faarax oo si kulul uga hadley Ciidamada laga qaadayo Gobolka Gedo(Wareysi)

0
Xili dhawaan ay soo baxeen warar sheegaya in DFS ay damacsan tahay in cidamadii dowladii hore ee madaxweyne farmaajo ay geysay degmada Beled-Xaawo in...

Ka Dhageyso Radio Markabley Fariin ku saabsan faduulka iyo Xad gudubka Dumarka

0
maalin iyo habeen kasta Ka dhageyso Fariintan Radio Markabley FM.88.8mhtz,Websitka www.radiomarkabley.com ama Barta aan ku leenahay Facebooga.radiomarkabley.Fariin ku saabsan faduulka iyo Xad gudubka,hay,adda FAO...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhul Gariir ka dhacay Turkiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray Dowladda iyo Shacabka Turkiga oo la dhibaatoonaya dhul gariir khasaare badan geestay oo...

Dagaalka Laas-Caanood oo xoogeystay & Saraakiil ku geeriyootay

0
Waxaa xoogeystay dagaalka u dhaxeeya  Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada degaanka ee ka socda Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana ka dhashay khasaaro isugu...

Mahad Caano geel oo ah Gudoomiyaha MidowgaJaaliyada Beesha SADE ee Yurub(Dhageyso Wareysi)

0
Mahad Caano geel oo ah Gudoomiyaha Midowga Jaaliyada Beesha Sade ee wadamada Yurub oo Wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Radio Markabley Baardheere ayaa waxaa...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri heshiiska Koonfur Galbeed?

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo goobjoog ahaa saxiixa heshiiska ay gaareen madaxweynaha Koonfur Galbeed, Lafta-gareen iyo xubnaha mucaaradka ah ayaa boggaadiyay tallaabada...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Habka Wanaagsan ee Wax Beerashada

0
Barnaamijka 26aad ee oo Maanta Axad ah waxaan ku eegi doonaa, Habka wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta ayaa ah Qodobada aas aaska u...

DFS oo dowladda Suudaan kala hadashay joojinta lacag lagu soo rogay Ardayda

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay...

Ka dhageyso: Radio Markabley Maalin iyo habeen Fariin ku saabsan rabshadaha ku saleysan...

0
Rabshadaha ku saleysan jinsiga waa xad gudub lagulagula kaco Qof,sababtoo ah mid lab ah iyo dhedig ah ama rabshado saameeya dadka,jinsi gaar ah si...

Xildhibaannada oo markale ka doodaya Maanta Hindase sharciyeedka hay’adda NISA

0
Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay markale ka doodaan Hindase sharciyeedka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA. Guddoonka ayaa...

XULASHADA