Maamulka Degmada Baardheere oo Awaamiir dul dhigey Ganacsatada iyo SHIRKADAHA.

95

Maxamed Weli Yusuf Qorax oo ah Gudoomiyaha degmada Baardheere ayaa galabta shir jaraa,id oo uu ku qabtey Xarunta Maamulka Baardheere ayuu ku sheegay inaan marnaba la aqbali Karin in sicirka Noocyada kale gedisan ee Raashinka la qaaliyeeyo,iyadoo sida uu yiri laga faa,ideysanayo Roobabka.

Dhinaca kale waxuu digniin adag u jeediey ganacsatada ku howlan arimahaasi iyo Shirkadaha Raashinka WFP  bixiya in ciddi isku dayda  sicir bararka in talaabo laga qaadi doono.

HALKAN KA DHAGEYSO SHIRKA JAR,ID GUDOOMIYAHA BAARDHEERE