Golaha Ammaanka ee QM oo codsi ka yimi dalka Ruushka

44

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Abshir Jaamac Huruuse ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha China ee Soomaaliya Mr. Fei Shengchao.

Wasiir Huruuse ayaa Safiirka kala hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha Diblumaasiyadda, Waxbarashada, iyo Gargaarka.

Shiinaaha ayaa ka mid dowladaha waa weyn ee taageeraa Soomaaliya, isaga oo ka fuliyo mashaariicyo muhiim ah.