QM oo sheegtay in Turkiga uu ku xad-gudbay cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya

0
Baarayaasha Qaramada Midoobay ayaa soo gabagabeeyay baaristooda ku aadan in Turkiga uu ku xad-gudbay cunaqabateynta caalamiga ah ee saaran Soomaaliya, kadib markii uu keenay...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Magacaabista Xisaabiyaha Guud ee dowladda

0
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu...

Puntland oo digniin kasoo saartay roobab culus oo kusoo wajahan degaanadeeda

0
Puntland ayaa soo saartay digniin ku saabsan Roobab xooggan oo la sheegay inay degaanada maamulkaas kusoo beegan yihiin maalmaha u dhaxeeya 24 ilaa 30...

Dagaalka Sudan oo dib u billowday

0
Dagaal ayaa mar kale ka qarxay Suudan , inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhowaaqeen dhinacyada dagaallamaya, halka ergeyga QM uu sheegay in xabbad-joojint ay...

Dowaladda Soomaaliya oo muwaaddiniintii ugu horreeysay kasoo daadgureysay Suudaan

0
Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan maanta ka soo dajisay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay kusoo...

Odayaasha dhaqanka ee ka tegay Muqdisho oo la kulmay shir guddoonka Golaha Guurtida Somaliland

0
Odayaasha dhaqanka ee waday dhexdhexaadinta dagaalka Laascaanood ee gobolka Sool kana tegay Magaalada Muqdisho ayaa manta Magaalada Hargeysa  kulan kula yeeshay shir guddoonka Golaha...

Soomaali farabadan oo ku go’doonsan xadka Suudaan iyo Itoobiya

0
Soomaali farabadan oo ka cararay colaada kajirta Magaalada Khartuum ee caasimadda waddanka Suudaan ayaa gaaray xadka ay wadaagaan dalalka Suudaan iyo Itoobiya. Soomaalidaan oo boqolaal...

Bahda Isbortiska Degmada Baardheere oo Cabasho ka dhan ah DF iyo Jubaland u soo...

0
Kulan balaaran oo ay isugu yimadeen Xubno isugu jira Bahda Isboortiska degmada Baardheere,Maamulka degmada iyo Xildhibaanad Faadumo Faarax Aden oo ka tirsan Xildhidhidhibanada Barlamaanka...

Guddoomiye Madaale oo digniin soo saaray

0
Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo kulan la qaatay maaamulada degmooyinka iyo hay’adaha amniga ayaa ka hadlay xaalada amni...

Weerar geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

0
Wararka naga soo gaaraya degaanka Madax-Maroodi ee kuyaalla deegaan dhaca Galbeedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar...

XULASHADA