Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka

60

Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,mowduuca maanta waa Diyaarinta Cunntada iyo keydinteeda

Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 27/8/2023 Barnaamijkani oo ah kii 49 aad Diyaarinta Cunntada iyo keydinteeda Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA