Xubno isugu jira Xildhibano iyo Maamulka Baardheere oo ka deyriyey Baaxada khasaaraha ka dhashey...

0
Xubno isugu jira Xildhibaano iyo Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Baardheere ayaa ka Hadley baxada iyo khasaaraha ka dhashey Goobo ay ka mid yahiin...

Ciidanka Booliska degmada Waaberi oo gacanta ku soo dhigay Eedeeysane qof shacab ah waxyeeleeyay

0
Ciidamadda  booliska degmada Waaberi ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Cabdi Maxamed Khaliif Cabdi Haash Gaad 31  jir ah, kuna eedeysan inuu...

Maamulka gobolka Banaadir oo Albaabada u xiray goobo lagu caweeyo

0
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf  ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xuseen Jimcaale Madaale iyo mas’uuliyiin uu Hogaaminayo ayaa xalay fuliyay howlgal  lagu begsanayo kooxaha isticmaala...

Mareykanka oo muwaadiniintiisa kala baxay Sudan & wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka

0
Ciidamada Mareykanka ayaa diblumaasiyiin Mareykan ah iyo qoysaskooda ka daad gureeyay magaalada Khartoum, sida uu sheegay madaxweyne Joe Biden. Sarkaal Mareykan ah ayaa sheegay in...

Maamulka masjidka Sheikh Cali Jimcaale oo hadlay dhacdo masajidka ka dhacday salaaddii Ciida ee...

0
Maamulka masjidka Sheikh Cali Jimcaale ee magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay, waxay ugu yeereen munkar ka dhacay masjidka xilli lagu jiray...

Ruushka iyo Sacuudiga oo Heshiis ka gaaray Wax soo saarka Shidaalka

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa kala hadlay heshiiska OPEC+ ee lagu xaddidayo soo saarista shidaalka dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, isagoo taleefoon kula xiriiray...

Maxaabiis uu cafis u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh oo la siidaayay

0
127 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye, ayaa saaka lasii daayay markii uu cafis u fadhiyay...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

0
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa ay meelo kamid ah dalkaasi ku dileedn Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Somaalida ka Shaqeysta dalkaas, iyaga...

Magaalada Baardheere oo Maanta si weyn loogu Ciidey.

0
Kumanaan ka mid ah Qeybaha kale duwan ee Bulshada ku dhaqan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo isugu jira rag iyo dumar ayaa Saaka...

Soomaaliya & Caalamka oo Maanta siweyn looga Ciidayo

0
Magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyada oo Masaajidda sidii caadiga ahayd lagu tukaday salaada Ciida,...

XULASHADA