Cumar Cabdirashiid oo dalbaday in Puntland lagu soo daro kulamada wadatashiga ah

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kamid ahaa Siyaasiyiintii ka qeyb gashay shirkii Madaxda dowladda iyo Madaxdii hore ayaa sheegay...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxdii hore

0
Waxaa lagu wadaa in Maanta Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shir u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxdii hore ee dalka soo...

(SAWIRRO)Wasiirka Arimaha Gudaha ee Jubaland ooMagaalada Baardheere kula kulmey Bulshada qeybaheeda kala duwan.

0
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa Booqasho shaqo ku yimid Wasiirka Arimaha gudaha Dowlad Goboleed jubaland,Maxamed Cabdi Oogle,waxaan si diiran ugu soo...

Dab ka kacay Xarumo Ganacsi oo ku yaalla Boosaaso iyo khasaaro ka dhashay

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in dab xoogan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo...

Xarunta Maamulka degmada Baardheere oo Maanta lagu Qabtey kulan lagu taageerayo Jubaland.

0
Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galey G.ku xigeenka Gobolka Gedo.Dhamaan Xubnaha Maamulka degmada Baardheere.odoyaasha degmada. Haweenka iyo Ururada Bulshada Rayidka ee degmada. Dhamaan Xubnahii ka...

Cabduweli Gaas & Cumar Cabdirashiid oo kasoo horjeestay furitaanka Dastuurka Puntland

0
Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Ra’iisul Wasaare hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo war ka soo saaray waan-waantii ay ka...

Dowladda oo ka hadashay Diyaaradda ku dhacday Garoonka Aadan-Cadde

0
Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Civil Aviation ayaa war saxaafadeed ka soo saartay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde. Qoraal kasoo baxay Hay’adda...

(Daawo Sawwirro)G.ku xigeenka Gobolka Gedo iyo Maamulka degmada oo Booqdey Xarumo ku bur burey...

0
Mas,uuliyiinta ayaa Maanta Booqdey Xarumahii Danta guud ee ku bur burey Qaraxyadii dhowaan ka kala dhacay degmada Baardheere  ayaa waxaa hogaaminayey Sheekh Maxamed Xuseen...

(SAWIRRO)Maxkamada Degmada Baardheere oo u xukuntey Dhiig nool gaaraya 670 neef oo geel ah...

0
Maxkamada Degmada Baardheere ayaa u xukuntey Dhiig nool gaaraya 670 neef oo geel ah Dhibane Axmed Cabdulaahi muxumed Taar oo Muddo 7 sanno ah...

Badhasaabkii hore ee gobolada Gabiley iyo Sool ee Somaliland oo sheegay in uu ku...

0
Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo hore usoo qabtay xilka badhasaabka gobolada Sool iyo Gabiley ee Somaliland, ayaa sheegay in uu ku biiray SSC. Jiidhe oo dhawaan...

XULASHADA