Qaramada Midoobay oo sheegtay inay 110 qof ku geeriyoodeen fatahaadaha Soomaaliya

0
Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay (UN OCHA), ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka ku dhintay fatahaadaha  Soomaaliya ay kor u...

Wasiir Juxa: Mucaaradku waxay ka cago jiideen inay nala fariistaan oo nala hadlaan

0
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Saciid Faarax Juxa, oo guddoomiye u ah guddi uu madaxweyne Deni u magacaabay inay wada xaajood la yeesheen siyaasiyiinta...

Kobaca dhaqaalaha Soomaaliya oo hoos u dhacay 0.8% sanadkan 2023

0
Bangiga Adduunka ayaa sheegay in kobaca dhaqaalaha Soomaaliya uu ku yimid hoos u dhaca dhan 0.8%, sida lagu ogaaday dib u eegis lagu sameeyay...

Deni oo mar kale sheegay in ay ka go’an tahay qabashada doorasho qof iy...

0
Madaxweyne Deni iyo qaar kamid ah xisbiyada siyaasada ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay hirygaliyaan doorasho qof iyo cod, xilli muddo xileedka Deni...

Guddoomiye Nuur Dheere “Baahi qof haysa waa arkay laakiin weligay ma arkin baahi cows...

0
Waxaa aad looga soo deyrinaya xaalada nololeed ee dadka ka barakacay fatahaada uu dhawaan ka sameeyay wabiga Shabeelle degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha degmada...

Amaro cusub oo la duldhigtay duulimaadyada diyaaradaha gudaha dalka

0
Hay'adda Duulusta Hawada iyo maamulka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa soo saartay amaro adag oo la xariira hanaanka shaqo ee diyaaradaha u duula gobolada...

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay shixnad gargaar ah oo ka timid dowladda Ruushka

0
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kala wareegtay dowladda Ruushka gargaarkii ugu badnaa ee loogu talo galay dadka ku barakacay daadadka iyo fatahaadaha is barbar socda...

Maamulka Gobolka Banaadir oo War kasoo saaray Ammarka Kaamirooyinka loogu xiraayo Ganacsiyada

0
Dhawaan Hay’adaha Amniga dowladda Soomaaliya waxaa ay Ganacsatada Muqdisho ku amreen inay Goobahooda Ganacsi ku xiraan Kaamirooyinka wax duuba ee CCTV, sigaar ah Albaabka...

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo Maanta cod u qaadaya qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran...

0
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Maanta oo Jimco ah cod u qaadi doona  in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka ee saaran mudo ka...

DF Soomaaliya oo la wareegtay xarunta Bangigga Dhexe ee Kismaayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah oo qeyb...

XULASHADA