Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ka hadley Shaqaaqadii ka dhacdey degmada Garbahaarey

38

Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi dheer uu siiyey Warbaahinta Markabley ee Degmada Baardheere ayaa waxaa uu kaga hadley xaladahii ugu dambeeyey ee ka dhacey degmada Garbahaarey ,gaar ahaan weerarkii lagu qaadey Xubno diidanaa Mamulka Jubaland,islamarkaana loo taxabey Xabsiga.

 

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY XAAJI FAARAX