Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista

23

Barnaamijka 5aad  ee oo Maanta aan ku eegi doono, Barashada Xirfada wanaagsan ee Habka Wax Beerashada,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;30 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 14/1/2024,Barnaamijkani oo ah kii 5aad ee. Barashada Xirfada wanaagsan ee Habka Wax Beerashada

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 5AAD EE BARASHADA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERISTA