Dad isku qoys ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Gobolka Hiiraan

0
Inta la xaqiijiyay 7 Ruux oo Shacab ah oo la sheegay inay isku qoys ahaayeen ayaa ku geeriyootay qarax Miino oo ka dhacay degaanka ...

Wasiirkii Maaliyadda oo si kulul uga hadlay xilka qaadistii lagu samee

0
Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya ee xilka qaadista lagu sameeyay Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka hadlay xilka qaadistii uu ku sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay tirada dadka loo heysto Eedaha musuq maasuq

0
Sida uu xaqiijiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka saddaxdii bil ee lasoo dhaafay waxaa uu ku guuleystay in uu baaris ku sameeyo ku...

Gudoomiyaha Deg. Doolow oo qaabilay Nabadoonada iyo Odayasha dhaqanka Beesha SADE.

0
Shirkaan ayaa ahaa kiisa koowaad oo isku keenay Odayasha dhaqanka Beesha sade mareexan ayaa lagaga hadlay Aayo-Katalinta & midnimada beesha sade mareexan,tasoo u muuqaneysa...

Dagaal xoogan oo haatan ka socda Koonfurta magaalada Baledweyne

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan uu dagaal culus ka socdo tuulooyin hoostaga deegaanka Baardheere oo...

WFP oo yareysay Raashiinka Gargaarka ah ee ay siiso Qaxootiga Xeryaha Dhadhaab

0
Hay’adda cunnada Adduunka ee WFP ayaa dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab u sheegtay in raashinkii deeqda ahaa ee la siin jirey...

Kulanki golaha shacabka ee maanta oo buuq iyo natiijo la’aan kusoo dhammaaday.

0
kulanki Golaha shacabka ee maanta oo buuq kusoo dhammaaday kadib markii ay xubnaha isku khilaafeen agendaha shirka oo guddiga joogtada uu ka dhigay inuu...

(SAWIRRO) Maamulka Degmada Baardheere oo sheegay inay si buuxda ula shaqeynayaan Dowlad Goboleedka Jubaland

0
Ka dib Kulan balaaran oo Maanta oo jimco ah  ay isugu yimaadeen Dhamaan Xubnaha Maamulka degmada Baardheere,Saraakiisha Laamaha Amaanka degmada iyo Ku xigeenka Gudoomiyaha...

Wareysi :Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo eedeyn culus u jeediyey Maamulkii Jubaland ay u...

0
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley,waxaa uu ka soo...

Golaha Wasiirrada XFS oo kulankooda caadiga ah ku ansixiyay Xeer Nidaamiyaha habraaca hagaha Iibka

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka gollaha wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya, oo lagu ansixiyay Xeerka Nidaamiyaha habraaca Iibka degdeg...

XULASHADA