Golaha Shacabka oo si aqlabiyad leh codka kalsoonida u siiyay Ra’iisul Wasaare Xamse
Ra’iisal wasaaraha dhawaan la magacaabay ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta hortagay Golaha Shacabka ee baarlamanaka federaalka Soomaaliya si ay codka kalsoonida ugu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo cadeeyay mowqifkiisa dagaalka Laas-Canood
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in...
KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA
Barnaamijka Todobaadlaha ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada Maanta ayaan ku eegi doonaa,Maareynta Biyaha iyo waxtarka Biyaha 44 aad.
ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda...
NISA oo ciidanka ugu digtay in ay ku milmaan arrimaha Siyaasadda
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa loogu digtay ciidamada qalabka sida inay ku...
Maxkamadda Degmada Cadaado oo xukun ku riday eedeesanayaal lagu qabtay maandooriyaha Qamrigga.
-Maxkamad ku taalo Degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, ayaa xukun ku riday Eedeesanayaal lagu soo eedeeyay in ay wadeen Maandooriyaha Khamriga kuwaa oo lagu...
Cumar Filish oo kormeer ku tagay Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar.
-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar si uu...
Xildhibaano Cusub Oo Lagu Doortay Magaalooyinka Baydhabo Iyo Dhuusamareeb
Waxaa Maanta Magaalooyinka Baydhabo iyo Dhuusamareeb ee Galmudug iyo Koonfur Galbeed lagu qabtay doorashooyinka kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka...
Garoonka diyaaradaha ee Sanca oo dib loo furay
Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Sanca ee dalka Yemen ka duushay diyaaraddii ugu horraysay ee ganacsi ee garoonkaas isticmaasha muddo lix sannadood ah, waxaana...
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Oo Afhayeen Cusub Loo Magacaabay
Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa afhayeenka Wasaaradda Amniga u magacaabay Cabdi Kaamil Macalin Shukri, sida uu saxaafadda...
Dowladda oo ka hadashay Diyaaradda ku dhacday Garoonka Aadan-Cadde
Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Civil Aviation ayaa war saxaafadeed ka soo saartay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.
Qoraal kasoo baxay Hay’adda...