Lafta-Gareen Oo Guddoomiyay Shir Lagu Dhaariyay Mas’uuliyiin Gobol

21

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka khamiislaha Golaha Wasiirada Kaasi oo Todobaadkan Warbixino laga Dhagaystay Wasiiradda Wasaaradaha Amniga,Waxbarashada,Beeraha,Diinta, iyo Warfaafinta. Shirka ayaa sido kale waxaa lagu dhaariyey Maamulka Cusub ee Gobolka Bakool oo dhowaan uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed