UNSOM oo muddo kordhin loo sameeyay.

11

Kulan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay yeesheen ayay ugu codeeyeen in waqti dheeraad ah loogu kordhiyo howlgalka QM ee soomaaliya.

Muddo 9 bilood ah ayay xubnaha golaha oo ka kooban 15 xubnood igu codeeyeen in loo kordhiyo howlgalka QM ee lagu taageerayo soomaaliya.

Bishan ayuu ku ekaa waqtiga howleedka UNSOM ee soomaaliya lagu taageeraayo, iyadoo qaraarkan tarsigiisu yhy 2592 ka dhigan yhy in muddadda kordhintan ay ku egtahay ilaa bisha may ee sanadka xiga ee 2022, iyadoo sagaalkaas bilood sii socon doonaan taageerada ay siiso QM soomaaliya.