AMISOM oo ka hadashay weerar ka dhacay Shabeellada hoose
Qoraal la soo dhigay bogga twitter-ka AMISOM ayaa lagu sheegay in xilli ay ciidamada Uganda ilaalinayeen waddada wayn ee isku xirta Beledul-amiin iyo Golwayn...
Faah Faahin:-Ganacsade Lagu Diley Magaalada Beledweyne
Wararka aan ka helayno Magaalafa Bledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in xalay Magaaladaasi uu dil ka dhacay, waxaana kasoo baxaya faah...
Kismaayo: khasaare ka dhashay qarax lala eegtay Bus waday Ciyaartoy
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala eegtay gaari bus ah oo ay saarnaayeen ciyaartoyda kooxda...
Koofur Galbeed oo soo magacowday xubnaha Xildhibaanada ee qabashada doorashada Aqalka Sare
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleydka Koofur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Magacabey xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee qabashada doorashada Aqalka Sare.
Xubnaha uu...
Maxkamada sare ee Soomaaliland oo si rasmi ah u shaacisay natiijadii doorashada golaha wakiilada
Maxkamada sare ee Somaliland, ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u ansixisay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada golaha wakiilada.
Maxkamada ayaa taageertay natiijadii hordhaca...
Siciid Deni oo olole doorasho ka bilaabay Kismaayo.
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaaladda Xeebta leh ee Kismaayo ka bilaabay kulamo uu la qaadanayo odoyaashada dhaqanka iyada oo lagu wado...
Guddiyada Xuquuqul Iinsaanka Oo Walaac Ka Muujiyay Dhalinyaro U Xiran Somaliland
Guddiga Xuquuqul insaanka Degaanada Somaliland ayaa ka hadlay dad isugu jira Rag iyo dumar oo Gudaha Somaliland lagu xiray, kadib markii maalmaha xorriyadda ay...
Madaxwayne Ku-Xigeenka Puntland Oo Shir Guddoomiyay Shirka Maamul Daadajinta Iyo Adeeg Bixinta Puntland
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta shir-Guddoomiyay shirka Maamul baahinta Puntland oo ku qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Puntland.
Shirka maamul...
Turkiga Oo Taageero Hor Leh U Balan Qaaday Dowladda Federaalka
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa Talaadada maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Jamhuriyadda Turkiga ee Soomaaliya Mehmet...
Xabbad-Joojin Lagaga Dhawaaqay G. Tigray iyo Xaaladda Mekelle
Wakaaladaha wararka caalamiga ah ayaa soo tebinaya in maamulka ku meel-gaarka ah ee dowladda Itoobiya ay u magacawday gobolka Tigray uu ku dhowaaqay xabbad...