Shir looga hadlay Amniga oo ka dhacay Garoowe
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta guddoomiyay shirka guddiga amniga Puntland oo ka dhacay magaalada Garoowe.
Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa warbixin...
Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xiray Ganacsato La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Koonfurta...
Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska magaalada ay xir xireen qaar ka mid ah dadka...
Somaaliya iyo Uganda oo ka wad had lay xariirka labada dhinac.
-Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda Mudane Jacob L. Oulanyah, iyagoo ka...
Farmaajo oo kasoo horjeestay xilka qaadistii Wasiirka amniga Xundubey
Madaxweynaha somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiirada...
Ciidamo ka tirsan howlgalka AMISOM oo ka baxaya Buurdhuubo iyo Qansax dheere.
Ciidamada Itoobiya oo ka tirsan Howlgalka Nabad illaalinta ee AMISOM ayaa la sheegay iney iskaga baxayaan maalmaha soo socda saldhigyada ciidan ay ku leeyihiin...
UNSOM oo muddo kordhin loo sameeyay.
Kulan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay yeesheen ayay ugu codeeyeen in waqti dheeraad ah loogu kordhiyo howlgalka QM ee soomaaliya.
Muddo 9 bilood ah...
Galmudug Oo Ka Jawaabeysa Dalabyo Uga Yimid Maamulada Degaano
Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa Kormeer ku soo maray ilaa Shan deegaan oo dhaca jihada galbeed ee Caasimada, kormeerka ayaa la xiriiray...
AMISOM oo ka hadashay weerar ka dhacay Shabeellada hoose
Qoraal la soo dhigay bogga twitter-ka AMISOM ayaa lagu sheegay in xilli ay ciidamada Uganda ilaalinayeen waddada wayn ee isku xirta Beledul-amiin iyo Golwayn...
Faah Faahin:-Ganacsade Lagu Diley Magaalada Beledweyne
Wararka aan ka helayno Magaalafa Bledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in xalay Magaaladaasi uu dil ka dhacay, waxaana kasoo baxaya faah...
Kismaayo: khasaare ka dhashay qarax lala eegtay Bus waday Ciyaartoy
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala eegtay gaari bus ah oo ay saarnaayeen ciyaartoyda kooxda...