Guddiga abaabulka banaanbaxa khamiista oo ka horyimid hadalkii maamulka G/Banaadir

0
Guddiga qaban qaabada banaanbaxa la qorsheeyay Khamiista ayaa oo warbaahinta la hadlay ayaa ka soo horjeestay go’aanka uu maamulka gobolka maanta ku sheegay in...

Guddi ka shaqeeya Qorshaha DF kula wareegayso Amniga Dalka oo la howl galiyay

0
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howl galisay guddi ka shaqeeya sidii ay amniga dalka si rasmi ah ugala wareegi laheyd Saaxiibada Caalamka oo ay kamid...

Maamulka Maxkamadda Degmada Kismaayo oo ka hor yimid Warqaddii shalay ka soo baxday Duqa...

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Kismaayo ayaa ka hor yimid warqaddii shalay ka soo baxday Xafiiska Duqa degmada Kismaayo ee lagu hakiyay dacwadihii...

Wararka Maamulka DDS oo Ciidamo horleh tababartay kadib dagaalka Itoobiya..

0
Xerada tababarrada Ciidanka Gaashaanle Khadar Soofe ee degmada Birqod ee Dowlad degaanka Soomaalida ayaa waxaa tababar loogu soo veba-gabeeyay 600 oo Ciidan maleeshiya ah...

Puntland oo fasaxday shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha maamulkaas.

0
War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Dowlad Goboleedka Puntland kaas oo wargelin ahaa ayaa lagu fasaxay dhammaan Shaqaalaha kala duwan...

Madaxweynaha DG Hir-shabelle oo magacaabis iyo xil ka qaadis sameeyay.

0
Madaxwynaha Dowlad Goboleedka Hir-shabelle Mudane Cali Gudlaawe Xuseen  ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga Khaliiif Warsame Waasuge, iyadoo xilkaasi uu u...

Shir looga hadlay Amniga oo ka dhacay Garoowe

0
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta guddoomiyay shirka guddiga amniga Puntland oo ka dhacay magaalada Garoowe. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa warbixin...

Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xiray Ganacsato La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Koonfurta...

0
Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska magaalada ay xir xireen qaar ka mid ah dadka...

Somaaliya iyo Uganda oo ka wad had lay xariirka labada dhinac.

0
-Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda Mudane Jacob L. Oulanyah, iyagoo ka...

Farmaajo oo kasoo horjeestay xilka qaadistii Wasiirka amniga Xundubey

0
Madaxweynaha somaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiirada...

XULASHADA