-Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay Beledweyne
Shilkaan Gaari oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa galabta waxaa uu ka dhacay Banaanka Dharaqa ee Xaafada Howl-wadaag oo ka tirsan...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay qarixii ka dhacay Beyruut
Sii Hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa khadka Taleefonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnan, isaga oo uga tacsiyadeeyay dadkii...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geeridii Drs.Xaawa Cabdi
-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuumad Drs. Xaawa Cabdi Dhiblaawe.
Waxa uu marxuumad...
Maxkamadda ciidamada Soomaaliya oo amartay in xabsiga laga daayo Weriye Abuuja
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa amartay in Weriye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja xabsiga laga sii daayo oo xorriyadiisa dib loo siiyo.
Xubno ka tirsan...
Dagaal xoogan oo ka dhacay Gobolka Baay & faah faahin kasoo baxeysa
Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka deeynuunaay ee Gobolka Baay, waxaana uu u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay...
Dawlada Kenya oo ka hadashay diyaaraddii ku dhacday degmada Dhoobley
Dawladda Kenya ayaa waxa ay war ka soo saartay diyaarad ay la haayeen ciidamada difaaca ee dalkaasi Kenya taas oo ku bur burtay degmada...
Qaraxyo waa weyn oo ruxay magaalada Beirut ee dalka Lebanon
-Laba qarax oo waa weyn ayaa ruxay magaalada Beirut ee caasimadda Lebanon, kuwaas oo dhaawacay tobaneeyo qof, gilgilay dhismooyinka, islamarkaana qiic badan kusii daayey...
Daacish oo qirtay in buuraleyda Puntland looga dilay sarkaal sare
Dagaalameyaasha Daacish ayaa waxay qirteen sarkaal ajnabi ah oo looga dilay duqeyn dhanka cirka ah, taas oo diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen buuraleyda Goolis ee...
Xildhibaano ka tirsan BF oo abaabulaya qorshe mudo kororsi ah inta aan la magacaabin...
Warar ay heshay radio markabley ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay maalmaha soo socda muddo kordhin hal sano...
Aqalka Sare oo ansixiyey xubin cusub oo lagu biiriyey guddiga doorashooyinka
Xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen maanta waxay ku ansixiyeen xubin cusub oo lagu biiriyey guddiga madaxa banaan...


















