Shirka tala-bixinta & dib u dhiska guddiga 4-aad ee horumarinta Af-Soomaaliga oo ka furmay...

0
Sii haya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa daahfuray Shirka Talabixinta & Dib u dhiska Guddiga 4-aad ee horumarinta Af-Soomaaliga...

Dhagaxaantii ku xirnaa wadooyinka degmada Wadajir oo la qaaday.

0
Dhagaxaantaan ayaa laga qaaday waddooyinka waa weyn ee gela degmada Wadajir ee gobolka banaadir kaddib markii ay badatay cabashada dadka deegaanka ah. Wararka ayaa sheegaya...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Agaasimay Madal Looga Hadlayay Horumarinta Ganacsiga Caasimadda Muqdisho

0
Madashaan ayaa waxa ka qaybgalay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Gobolka ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo Ganacsatada...

Deni oo mar kale Dubai u tegay la kulanka madaxda DP World

0
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo ku sugan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in uu halkaas kula kulmo mas’uuliyiin ka...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo soo saaray amar culus

0
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta soo saaray amarro ku socda maamulka hotellada magaalada Muqdisho. ”Labo qof oo rag iyo dumar...

Maxay ka wada-hadleen Kheyre iyo Ismaaciil Cumar Geelle?

0
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo haatan ah musharax madaxweyne. Labada...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Amiirka Iyo Shacabka Dalka Kuweyt Gaarsiiyey Dhambaalka Tacsida DFS Ee...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee dalka Kuweyt Sheekh Nawaaf Al-Axmed Al-jaabir Al-sabaax ayaa...

Abwaan Faarax Macalin oo ku guuleystey Abaal gudka Sanadka 2020 ee hibada iyo Hal...

0
Abwaan Faarax Macalin oo ah Abwaa da’yar oo ku guuleystay abaal gudka sanadka 2020 ee silsilada nabada oo ay soo qabanqaabiyeen Midowga Yurub (European...

Golaha Wasiirada Ee Xil Gaarsiinta Oo Amar Culus La Dul-Dhigay

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta amaro culus dul-dhigay xubnaha golaha wasiiradda xil-gaarsiinta ee xukuumaddii hore. Warqad ka soo baxday xafiiska Rooble...

Munaasabad lagu dhiirrigelinayay Dhakhaatiirtii ka shaqeeyay ka hortaga Covid-19 oo lagu qabtay Muqdisho

0
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir Marwo, Basma Caamir Axmed (Jakeetti) iyo sii-hayaha wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federaalka...

XULASHADA